Xalay ayaa la daawaday taxanaha Hercai xalqadii 56-aad hadaba xalqadan ayaan idiin sharaxeena dhacdooyinkii ugu muhiimsanaayeen waxaana kasoo qaadanay ama kusoo koobnay 7-qodob guud ahaan xalqada hadaba hoos kaga bogo qodobka kowaad qodobada kalena dhowr maqaal ayaan ka diyaarineena.

Xalqadii hore waxay ku dhamaatay ayadoo Miran iyo hooyadiis Dilshaah isla joogeen waliba qubuuraha hadaba Fusun oo maqashay geerida Harun ayaa xabad kusoo riday Miran iyo hooyadiis waa sidaan umaleyne balse xabadaas kuma dhicin labadoodaba waayo waxaa bad baadiyay Mahfuz.

Advertisement

Mahfuz oo ah Reyan aabahed ayaa u hanjabay Fusun waxuuna dhahay”hadii aad isku daydo inaad wax gaarsiiso gabadheyda Reyan, Ninkeeda Miran iyo cunuge caloosha kuwado iyo waliba dhamaan qoyskooda ogow kuma dhaafi dooo ee waan ku dili doonaa.”

Fusun goobta wey ka tagee iyadoo cabsaneyso waxayna u maleysaa in Caziiza dishay wiilkeeda Harun waayo waxay soo xusuusatay hanjabaadii Caziiza sidaasi darteed waxay is tiri ka aargooso waana sababte usoo weerartay Miran iyo Dilshah balse Mahfuz ba ka hortagay.

Lasoco qodobada kale ee xiisaha leh 6-qodob ayaa dhiman hader waxaan ka taqlusnay qodobka kowaad waxaada ogaataa guud ahaan 7 qodob hadaa akhrisato inee udhiganto adigoo daawaday dhamaan xalqada oodhan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here