Ebru Sahin oo ah atiriishada loogu jecel yahay gudaha turkiga waqtigaan ayaa war weyn dhankeeda ka yimid xidigtaan oo ku caan baxday doorka Reyan ee taxanaha Hercai hadaba maxuu yahay warkaas.

Reyan ayaa la sheegay inee masaxday ama tir tirtay gabi ahaan wixii Post ama dhigaal ahaa ee soo dhigi jirtay ciwaanadeea Instagram-ka iyo -ka sababta ilaa hada lama oga balse taageerayaasheeda iyo saxaafada turkiga waa yaaban yihiin.

Advertisement

Waxay masaxday waxaa kujireen wiilkii lagu xamanaayey ee ay xiriirka la laheed warar xan ah ayaana hader sheegayaan inee jeclaatay ama xiriir cusub la sameysatay atooraha Filimka Hercai ee Akin ama Miran.

Warka rasmi ma aha aha ee waa xa waana la sugayaa wixii war kasoo kordha xan kale xitaa waxaa lagu sheegay inee isku dhaceen kooxda Hercai hadab Ebru oo lagu yaqaano dabeecad wanaag iyo qalbi dahabi ah ayaa laga war sugayaa inee sharaxdo falke ku dhaqaaqday.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here