Kooxda iskaleh filmka Mumbai Saga oo go’aansadeen in filmkooda si toos ah ugu sii daayaan barta online-ka iyagoo hishiis lagaaray shirkada caanka ah ee Amazon Prime Video.

Shirkada Amazon ayaa war ee soosaareen kusheegay “Amazon waxay waxwalba usameesay sidee uheli lahaayeen mashruuca Mumbai Saga, taasoo filmka kadhigtay mid kamid filimada ugu qaalisan waqtigaan dhanka online-ka lagu kala iibsado.

Ila xog ogaal ah oo warbaahinta lahadleyn ayaa kudaray“Wadahadalladu weli way socdaan, laakiin lacagta ayaa miiska saaran, kooxda filmka iskaleh aad ayey ugu faraxsan yihiin inloosoo bandhigay dalabyo qaali ah. Waxa kaliya ee harsan hadda waa in lakala saxiixdo . ” In kasta oo la sugayo kudhawaaqis rasmi ah oo ku saabsan soo iibsashada filmka hadana Amazon waxee kalsooni badan kuqabaan inee heestaan filmka,

Filmka Mumbai Saga waa mashruuc burcadeed oo lagumatalayo burcadii mumbai qasi jirtay 80maadkii

waxaa maalgalinayo T-Series iyo White Feather. Waxaa soo saaray Bhushan Kumar, Krishan Kumar, Sangiita Ahir iyo Anuradha Gupta, waxaa Director ka ah filmka Sanjay Gupta.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here