Seddexdii sano ee ugu dambeysay, halka filim laga shaqeynayay waa Aankhen 2. Qaabkii loo maareen lahaa

Advertisement

filimku wuxuu soo maray dhowr isbeddel oo ku saabsan qaabkiisa. In kasta oo qorshuhu ahaa inee sameeyaan Anil Kapoor, Amitabh Bachchan iyo kuwa kale, ayaa haddana markii dambe la meel dhigay Saif Ali Khan iyo Jacqueline Fernandez hogaamiyayaal looga dhigo .

Kadib, filimka waxaa loobadalay Big B iyo Kartik Aaryan markale. Laakiin midkoodna malahelin

Kooxda wadata filmka ayaa hada la xiriirtay Sidharth Malhotra si ay uga mira dhaliyaan mashruucaan. Big B wuxuu horey ugu sheegay kooxda inuu diyaar uyahay. Inuu markale sameeyo qeybta 2aad filmkiisa 2002 ladaawaday, qeybta labaad waxay noqon doontaa qoraal gabi ahaanba asal ah oo midkii 2002 lagasoo qaadayp laakiin waxay lahaan doonaa xoogaa yar oo isbadal ah

Sidharth wuxuu halkaan kumatali doonaa doorka nin indhoole ah halka loo baahan yahay in la arko hadii Big B uu jilayo doorka laadarnimo markan. ” Mashruuca, inkasta oo uu sanado badan shaqeynayay,.

Kooxda iskaleh filmkaan ayaa qorsheynaya inay siiyaan agaasimihii sameeyay qeybtii 2002 Gaurang lacag si ay usii wataan isaga la’aantiisa mashruucaan. sidharth ayaana fursad fiican kuheesta mashruucaan hadda. Dhanka kale sidharth, wuxuu horay u sameeyay laba ogeysiis toddobaadyo gudahood taasoo uu kusheegay kaqeyb ahaanshaha – Mission Majnu iyo filmka Thank god .

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here