Weeraryahanka Manchester United ee aan booska heysan Anthony Martial ayaa ogolaaday inuu bisha Janaayo u wareego Sevilla, sida ay wararku sheegayaan.

Barcelona iyo gaar ahaan Juventus ayaa lala xiriirinayay weeraryahanka reer France todobaadyadii dhawaa.

Laakiin 26-sano jirkaan ayaa loo maleynayaa inuu doorbidayo Sevilla maadaama uu doonayo kubad joogta ah, halkii uu halis gelin lahaa doorka ugu weyn ee United xilli ciyaareedkan.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Wararka maanta ayaa ah in kooxda ku jirta kaalinta labaad ee LaLiga ay dhamaantood heshiis la gaadheen bisha soo socota.

Xidigan ayaa doonayay Man United lakin Tababare cusub ee kooxda ayaa mar kale mugdi sii galiyay booskiisa kooxda.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan