Filimka ‘Master’ ee Vijay ayaa lawareegay guud ahaan hadal heynta koonfurta hindia : agaasime Lokesh Kanagaraj wuxuu daaha ka qaaday waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin filmada Vijay iyo filmkiisa ‘Master’

Advertisement

Mashruuca master ayaa soobaxaya 13-ka Janaury 2021, filimka wuxuu ahaa filim si weyn loowada sugaayay waxaana lagu daawan doonaa luqadaha Tamil, Telugu iyo Hindi Filimka

‘Master’ ayaa noqonaya filimkii ugu weynaa ee uu soo saaro Vijay, taageerayaashuna waxay ku raaxeysan doonaan filimka tiyaatarada waaweyn xiliga dabaal daga Pongal. Sida lagu sheegay wargeysyada,

agaasime Lokesh Kanagaraj wuxuu daaha ka qaaday inay kala duwan yihiin ‘Master’ iyo Vijay filimadiisa kale. Sidaa darteed, waxaa lasheegay inee is seegi rabeen Vijay iyo filmka master . Kadib wuxuu keenay Pon Parthiban iyo Rathna Kumar si ay u horumariyaan sheekada filimka.

‘Master’ sidoo kale xidigo waa weyn ayaa qeyb ka naqan doonaan , laakiin Lokesh wuxuu intaas ku daray inuu si gaar ah u xushay dadka uurabo.

Lokesh Kanagaraj ayaa iskukeenay Vijay iyo Vijay Sethupathi taxanaha intii lagu jiray jadwalka ugu dambeeya. Labada xiddigba waxay soo mareen waqti qurux badan inta lagu gudajiray jadwalka 18ka maalmood, ee shaqada

Intaa waxaa dheer, agaasimr Lokesh Kanagaraj ayaa ka codsaday Vijay inuu jiheeyo muuqaalada ka dib markii uu ku qasbay inuu jilo filimkiisa master. Aktarka ayaa si dhib badan loogu qanciyay inuu jilo filmka

Vijay wuxuu ogolaaday inuu lashqeeyo Lokesh, wuxuuna sidaas kuduubay filmka xiisaha badan looqabo ee ‘Master’.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here