Burnley’s English midfielder Josh Brownhill (R) chases Brighton’s Ivorian midfielder Yves Bissouma (2nd R) during the English Premier League football match between Burnley and Brighton and Hove Albion at Turf Moor in Burnley, north west England on July 26, 2020. (Photo by Richard Heathcote / POOL / AFP) / RESTRICTED TO EDITORIAL USE. No use with unauthorized audio, video, data, fixture lists, club/league logos or ‘live’ services. Online in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No video emulation. Social media in-match use limited to 120 images. An additional 40 images may be used in extra time. No use in betting publications, games or single club/league/player publications. / (Photo by RICHARD HEATHCOTE/POOL/AFP via Getty Images)

Manchester United , Aston Villa iyo Tottenham Hotspur ayaa lagu soo waramayaa inaysan ka rajo dhigin saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee Brighton & Hove Albion ee Yves Bissouma .

Iyadoo ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Mali uu si joogta ah u soo jiitay indhaha kooxaha kale ee Premier League, Brighton ayaa had iyo jeer ka cago jiiday inay iibiso xidigeeda ugu qaalisan.

In kasta oo ay xaaladdu sidaas tahay, 25-sano jirkaan ayaa haatan 17 bilood oo keliya uga haray qandaraaskiisa, taasoo ka dhigeysa Brighton boos ay dhawaan go’aan ka gaari doonaan mustaqbalkiisa.

Sida laga soo xigtay RTL France , United, Villa iyo Spurs ayaa dhamaantood diyaar u ah inay wax ka qabtaan haddii ay awoodaan inay wadahadal wanaagsan la yeeshaan madaxda Seagulls.

Warbixintu waxay sheegtay inay jireen ‘wadahadallo adag’ oo ku saabsan Bissouma, oo Brighton lagu xamanayo inay ku qiimeysay adduun dhan £37m.

Sida ay xaaladdu tahay, Spurs ayaa u muuqata inay door bidayso heshiis ay Juventus kula soo wareegayso Rodrigo Bentancur , laakiin United iyo Villa ayaa la og yahay inay suuqa ugu jiraan ciyaartoy khadka dhexe ah oo cusub.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore


Source: dalkaan