Kevin De Bruyne ayaa qaab ciyaareed Qurux badan soo bandhigay isagoo dhaliyay labo gool Xili Manchester City ay 7-0 ku xasuuqday Leeds United kulan ka tirsan Premier League.

Kooxda City ayaa gaartay guuldaradii ugu weyneyd abid ee Leeds United ah.

Kooxda Guardiola ee City ayaa soo bandhigtay kubad cajiib ah iyadoo Phil Foden, Jack Grealish, Riyad Mahrez, John Stones iyo Nathan Ake ay shabaqa soo taabteen xili De Bruyne, uu labo gool ku daray taasi oo ka caawisay inay 7 gool ku badiso.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Man City  ayaa dhaaftay 500-gool ee Premier League intii uu hogaaminayay macalinkooda Isbaanishka ee Pep Guardiola.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan