Xogtaan waxay kala saareysaa seddexda atiriisho ee kala ah Madhuri Dixit, Karisma Kapoor iyo Kajol Devgn waxaadna ogaan doontaa in sidee magacyadooda ukala horeyaan ah maqaam ahaan atiriishonimona ukala horeyaan hoos kaga bogo xogta:

Awooda Box-office-ka (Star Power) 1990-1999:

Advertisement

kaalinta kowaad: Madhuri

kaalinta labaad: Karisma

kaalinta sedddexaad: Kajol

Filimade shaashada ku saameyn bateen tiro ahaan:

Madhuri: 12-Filim

Kajol: 9-Filim

Karisma: 6-Filim

Biladaha shaqsiga guud ahaan:

Madhuri: 48-abaal marin

Kajol: 29-abaal marin.

Karisma: 20-abaal marin

Xirfadooda Dance-ga side ukala horeyaan:

Madhuri: kowaad

Karisma: labaad

Kajol: seddexaad

Quruxda kaalmaha ay ka galeen cimri ahaan:

Madhuri: kaalinta 5-aad

Kajol: Top 10 kuma jirto

Karisma: Top 10 kuma jirto

Hantida ay heestaan waqtigaan:

Madhuri: $35 Million Dollar

Kajol: $20 Million Dollar

Karisma: $12 Million Dollar

Tirada Filimada Hit dhameestiran:

Madhuri: 16-Filim

Karisma: 15-Filim

Kajol: 14-Filim

Darajada atiriishinimo:

Madhuri: Superstar

Karisma: Star ama Big Star

Kajol: Star ama Big Star

Waa qormo yar oo lagu kala saarayo seddexdii atiriisho ugu fiicnaayen dhanwalba intii udhaxeysay 1990-1999 waana tobankii sano fanka hindiya dahabiga ahaa.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here