Ronald Koeman ayaa amaan kala dul-dhacay da’yar ka reer Uruguay Araujo. Kadib markii uu soo bandhigay ciyaar il qabad leh .

Laacib kaan ayaa Kooxda Barcelona u saftay 20 kulan xili ciyaareed kaan asagoona noqday dooqa koowaad ee macalin kaasi oo ka garab ciyaara Gerard Pique.

Advertisement

“Arajua waxa uu qaadanayaa Xili ciyaareed aad u wanaagsan.”

“ waa difaac da’yar ah, waa in uu waxbartaa, wuxuu ina tusay tayadiisa,jir ahaantiisa, waa wax wanaagsan in aad xoogantahay. Sido kale waa ciyaaryahan fudud. Koeman ayaa waraysigiisa sidaasi ku yiri

Ronald Ayaa u soo jeediyay talo da’yarkan si uu kooxdiisa muhiim ugu noqdo.

“Waxa uu u bahanyahay in uu hormariyo ku ciyaariska kubada. Balse wax badan ayuu miiska soo saaray.” Ayuu hadalkiisa ku daray Macalin ka kooxda Barcelona

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here