Filimka Raaz wuxuu kamid ahaa filimadii guulaha waaweyn gaaray bilowgii qarnigaan waxaana hogaamiye ka ah Dino Morea iyo Bipasha Basu, halka uu Dircectedna ka ahaa Vikram Bhatt.

Filimkaan ayaana waxaa magac ku helay labada jilaa ee Dino Marea iyo Bipasha Basu kadib markii si cajiib ah u jileen.

Advertisement

Hadaba halkaan hoose kaga bogo xogta filimka.

Nooca filim; Horror.

Lacagaha lagu qarashgareeyay; 5.25 crore

Lacagaha uu soo xareeyay; 21.46 crore.

Isku darka dal iyo dibad lacagaha uu keenay; 36.63 crore.

Lacagahaas hadii sicirka maanta lagu jaangooyo; 123.48 crore.

Tirada dadka tikidka u goostay filimkaan; 12,840,000 qof ayaa tikid u goosatay.

Natiijada uu gaaray; Blockbuster.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here