Waxaan wada ognahay dhamaanteen ama ku shakisanahay ine Caziiza isdishay kadib xalqadii udambeysay muuqaalka udambeyo waa tii Caiiza ay wiilkeedii Hazar kutiri idil marba hadii aan adiga ku heleynin gacantaada igu dil.

Caziiza waxay walba usameysay wiilkeeda dartiisa maantana isagii wuu diiday inuu hooyo dhaho sidaa aawged waxay go’aansatay inee dhimato hadaba Hazar biskoolada ayuu meesha kaga tagaa adiga isdil ayuuna ku yiri.

Advertisement

Kadib markuu dibada usoo baxo waxaa nala maqashiina dhawaqa xabada ayadoo la moodo inee Caziiza is dishay hadaba ma runbaa Caiiza ma is dishay mise arin kale ayaa jirto.?

Jawaabta waxaa weeye Caziiza isma dilin Hazar markuu qolka orod kusoo galo iyadoo nool buu arkayaa Caziizana wey nooshahay waxaana ku ogaanay goos gooska xalqada cusub laga soo bandhigay taaso maalin axada la daawan doono habeen isniin soo galeyso sidaa aawged Caziiza howl badan ayaa u taalo hader ma dhimaneyso.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here