Bollywood King Khan Aka Shah Rukh Khan waa safiirka caalamka ee Bollywood-ka u qaabilsan sidoo kalena filimadiisa laguma gaaro ganacsiga lixaada leh ee daafaha caalamka ka sameeyaan mana kusii jrin tobankii sano ugu horeesay qarnigan sida uu Bollywood-ka u maamushay iyo suuqyada caalamka.

Advertisement

Haddaba waxaan idiin heyna labo jeer oo ay dhacday in SRK si lama filaan ah loogala wareegay hogaaminta aflaanta lacagaha ugu badan soo xareeyeen intii u dhaxeesay 2000 ilaa 2009.

Sida haatan keedka shabakada Boxoffice India (BOI) ku diiwaan gashan sanadii 2005 filimka lacagaha ugu badan kasoo xareeyay suuqyada caalamka waa Salaam Namaste ee Saif Ali Khan hogaamiye ka yahay iyo sanadii 2009 3 Idiots oo noqday filimka lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyay waxaana hogaamiye ka ahaa Aamir Khan.

Haddaba 2000 ilaa 2009 labadaas sano oo kaliya ayaa doorka hogaaminta filimada lacagaha ugu badan caalamka kasoo xareeyeen SRK lagala wareegay taasi oo ka dhigan 10-sano in labo sano kaliya suuqyada caalamka lagu qabsaday 10-kii sano ugu horeesay bilawgii qarnigansida xogta hoose kaga bogan kartiin:

2009 – 3 Idiots – $16.19m

2008 – Rab Ne Bana Di Jodi – $8.50m

2007 Om Shanti Om – $10.15m

2006 – Kabhi Alvida Na Kehna – $10.56m

2005 – Salaam Namaste – $4.48m

2004 – Veer Zaara – $8.22m

2003 – Kal Ho Naa Ho – $6.10m

2002 – Devdas – $6.5m

2001 – KG3 – $8.9m 2000 – Mohabbatein – $4.17m

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here