Rakhi iyo-Mika singh

Dib ugu naqashada fadeexadii 2006, Mika Singh ayaa lawareegay mudo bilooyin ah wargeysyada hindia ugu waaweyn markii uu si qasab ah u dhunkaday atariishada Bollywood-ka Rakhi Sawant intii lagu jiray xaflada dhalashadeeda .

Aktarada ayaa dharbaaxday oo xitaa ka gudbisay dacwad ka dhan ah. Mika ayaa ku adkeystay inuu dhunkaday iyada maxaa yeelay Rakhi ayaa dhunkatay isaga markii hore inta uusan isaga la aadin shumis.

In badan kadib, sanadkii 2011, dhacdadu waxay mar labaad soo shaac baxday markii atariishada Kangana Ranaut ay diiday inay dhunkato Mika singh filim xili ee film wada duubayeen”Ma ihi Rakhi Sawant oo waxan oo kale sameesa,” ayay tidhi. Tani waxay ka careysiisay Rakhi, oo ay gadaal ka toogtay maadaama dhacdadaan ee iska ilaawday ,

Rakhi ayaa tiri”Sidee ayey Kangana ugu dhiirran tahay inay sameyso dacaayad igusaabsan iyadoo dumar ila ah? Weligay ma dhunkan Mika. Isagu si xoog ah ayuu iidhukaday oo uma ogoleyn. Waxaan dhunkaday mika mana iga aheyn xumaan oo heesta ayee qeyb ka aheyd . Laakiin midiisa xiliga dhalashadeyda uma aana fasaxin

Kangana dhib badanaa cid kanabad galee malahan sheeko 5sano kahor dhacday ayee faagtay 2011 dulmigeeda kkkkk

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here