Liverpool ayaa la soo xiriirtay xiddiga RB Salzburg ee Karim Adeyemi sida ay sheegayaan wararku.

inkasta oo ay xiiso dheeraad ah ka helayaan kooxaha Barcelona iyo Inter Milan, Adeyemi waxa uu doonayaa in uu u dhaqaaqo Borussia Dortmund, sida uu qabo Fabrizio Romano.

Macalinka suuqa kala iibsiga ayaa ku waramaya in Adeyemi uu wadahadalo gaar ah la lahaa kooxda reer Germany in muddo ah,

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

wada xaajoodyaduna hadda waxa ay marayaan heer gabo gabo ah taasi oo soo afjari karta Qorshaha Kooxaha kale ee Xidigan.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan