Kulanka Manchester United iyo Brighton iyo kan Tottenham eey u safreysa Leicester ee kulamada ugu dambeeya Premier League ayaa dib loo dhigay sababo la xiriira coronavirus.

Iyadoo mar horeba la arkayay kulankoodii Brentford oo baaqday, United ma ciyaari doonto usbuucan xilli uu ka dillaacay kooxda.

Foxes ayaa sidoo kale la tacaaleysa tiro kiisas Corona halka Spurs ay ku qasbanaadeen inay kansalaan labadii kulan ee ugu dambeysay isla sabab la mid ah.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Warbixin ka soo baxday Premier League ayaa lagu yiri: “Kulanka Manchester United ee Brighton & Hove Albion isbuucaan waxaa dib u dhigay guddiga Premier League maanta.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan