Everton ayaa suuqeeda Janaayo ka bilowday Saxiixeeda ugu horeeyay iyadoo lasoo wareegtay Vitaliy Mykolenko oo ka tirsan kooxda Dynamo Kiev.

Toffees ayaa maanta soo bandhigtay daafaca bidix waxayna daaha ka qaaday inuu saxiixay qandaraas afar sano ah – isagoo ku sii hayn doona Goodison Park ilaa 2026.

Wali lama shaacin inta uu Rafa Benitez kula soo wareegay Daafacan 22 jirkan.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Waxa uu amaanay kooxda: “Waxaan ku faraxsan inaan u ciyaaro Everton, waxa aan arkay waa wax aan la rumeysan karin.

Xidigan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ku soo biira koox ka dhisan Premier league-ga ka dhisan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan