Kooxda Roma ayaa si lama filaan ah ula soo wareegeysa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Ainsley Maitland-Niles.

The Athletic ayaa ku warameysa in kooxda Jose Mourinho ay aad u dooneyso xiddiga heerka caalami ee dalka England kaasoo qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore ku qaatay kooxda West Bromwich Albion.

Everton ayaa sidoo kale weli xiiseyneysa 24 jirkaan, kaasoo aan wax kulan ah ku bilaaban Arsenal tan iyo guushii ay ka gaareen Watford 7dii November.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Waa la arki doonaa haddii Arsenal ay isku diyaarin doonto inay fasaxdo bisha Janaayo, iyadoo Thomas Partey iyo Mohamed Elneny ay ka ciyaaridoonaan Koobka Qaramada Afrika.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan