Jurgen Klopp ayaa u mahad celiyay Alisson sida uu u badbaadiyay ‘goosha’ Liverpool kulankii Crystal Palace ee Axadii.

Goolhayaha reer Brazil ayaa ahaa mid cajiib ah iyadoo Liverpool ay 3-1 ku badisay garoonka Selhurst Park.

Klopp ayaa aad u ammaanay gool-hayihii lambarka koowaad markii uu hadlayay ciyaarta ka dib.

“Waxaan ku idhi hadda, ‘waad ku mahadsan tahay badbaadinta goosha’, wuxuu igu yidhi,” taasi waa shaqadayda.

“Dabcan aad bay waxtar u leedahay in goolhaye heer caalami ah uu Waardiye ka yahay Shabaqaada!”

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore


Source: dalkaan