Hrithik Roshan waxaa laga yaabaa inuusan ku dhawaaqin wax filim cusub ah ka dib mashruucii weynaa ee (WAR) kaasoo guul lixaadleh gaaray

Advertisement

laakiin qof walba wuu ogyahay in aabaha Rakesh Roshan uu si taxaddar leh u soo diyaarinayo qaybta xigta ee mashruuciisa Kirish. Krrish 4 wuxuu noqon doonaa bandhig Hrithik banaanka lagusoo duubi doono sida xogta laguhelay walow eesan xaqiiq aheyn .

labadii qaybood ee hore Hrithik waxuu kulahaa door isaga iyo aabihiis ookaliya ah balse – qaybta afraad waxaa dib loosoo celin doonaa Jaadu iyo Rohit, “Hrithik kaliya ma matali doono halyeeyga ugu weyn laakiin sidoo kale wuxuu noqon doonaa laadar weyn Krrish 4 oo hiritick vs hiritick ayee naqan doontaa.

Sheekada waxaa loo fahmay qaab ah in superhero-ka iyo supervillain-ka labadaba lagu daydo. Waa Hrithik vs Hrithik dhamaadka. ” Horay sidoo kale, Rajinikanth Robot 2.0 wuxuu adeegsaday fikrad la mid ah megastarka waxuu ku matalay seddex door – kan saynisyahanka, aaladda wanaagsan iyo aaladda xun. Haatan, Rakesh Roshan wuxuu umuuqdaa inuu go’aansaday inuu maro isla wadadii uu agaasimihiisa ku imaan lahaa.

Hiritick Kirish4 laadar isaga lee kanaqan doono oo laba wiji ayuu kutali doonaa

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here