Dhowr maalmood ka dib Kartik Aaryan wuxuu shaaca kaqaaday habka loo diyaariyay filimkiisa soo socda ee Dhamaka.

Advertisement

Sawir lagafaafiyay kartik oo kahadalay dhamaka ayaa qabsaday baraha bulshada .Si kastaba ha noqotee. Kartik dhab ahaantii ma ahayn doorashada koowaad ee hogaamiyaha filimkaan dhamaka. waxaa jiray in filimka markii hore loo bandhigay Taapsee Pannu kadibna Kriti Sanon. Si kastaba ha noqotee, iyada oo labada atariisho ay doorteen mashruuca, hadana waxaa labadalay qoraalka filmka ugu dambeyna Kartik ayaa loodhiibay.

Markii hore Dhamaka waxaa looqorsheeyay inay noqdo Filim haween oo door muhiim ah ee kuleeyihiin dumarka,

filimka Dhamaka waxaa Director ka ah Ram Madhvani waxaana filimkan Kartik Aaryan ku jilaya doorka hogaamiyaha. Sheekada filimku waxay daba socotaa safarka nin weriye ah oo darajadiisa hoos loo dhigay, oo qabta hawlo khatar ah oo ah wareysiga argagixiso meel qabsatay, kaliya inuu ogaado inuu naftiisa halis geliyay iyo shaqada adag uuhaayo

Sida cad dhamaka Kartik amaan balaaran ayuu kuheli doonaa maadaam mudo kooban uu kuduubay

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here