Waxay tiri, qof walba maanta Fashion fiican iyo labis qaali ah inuu xirto ayuu jecel yahay dadaalna uma yaro shaqsi walba anaga Bollywood ahaan markaan ka hadlo fikirkeyga 4 qof ayaa inoogu fiican.”

“Afartaan jilaa qiimaha labiska leeyahay ayee muujiyaan waxay soo bandhigaan had iyo jeer Fashion heer sare ah iyo labis kudayasho mudan waxayna kala yihiin Rekha, Amitabh Bachchan, Ranveer Singh iyo Sonam Kapoor.”

Advertisement

Ranaut iyada xitaa iskuma darin liiskan 4 jilaa oo 2 atoore ah 2 atiriisho yihiin ayee magacaawday kolay hadalka Kangana dadna wey ku raaceen kuwa kalena wey kasoo horjeesteen oo jilayaal kale ayee tilmaameen.

Akhriste adiga maku waafaqsantahay fikirka Kangana iyo in afartaas jilaa yihiin kuwa ugu labiska wanaagsan Bollywoodka waqtigaan?

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here