Subaxnimadii maanta, Kajol waxay barteeda xiriirka bulshada ku soo bandhigtay taxanaheeda cusub ee aadka loowada sugayo Tribhanga.

Advertisement

Taxanahaan waxaa lagasii dayn doonaa NETFLIX 15-ka Januaryo.

20 ilbiriqsi ayee kasoo bandhigtay taxanahaan kajol. Mashruucaan waxaa sidoo kale jilaya Mithila Palkar iyo Tanvi Azmi oo door muhiim ah ku leh.waxay ciwaan uga dhigtay muuqaalka yar “Tribhanga, matlab, tedhi, medhi, .

Renuka Shahane oo agaasintay Filimkan ayaa barteeda ka soo dhigtay muuqaalkan ookale waxayna u mahadcelisay dhammaan seddaxda atariisho ee waqtigooda geliyay filimka. “Kajol, Tanvi, iyo Mithila. Dhamaan inta kaqrybta ah mashriucaan waad mahadsantihiin ayee tiri”

Tribhanga waa film qoys oo door wacan ee kuleedahay Kajol. Mithila Palkar, Tanvi Azmi, iyo Kunaal Roy Kapoor. Filimkan waxaa Director ka ah isla markaana qortay atariishada rugcadaaga ah ee Renuka Shahane. Ajay Devgn Films iyo Bannijay Asia,Alchemy Productions ayaa soo wada saari doonaan.

Qisada Tribhanga waa mid kusaleesan Qoys… sheekada taxanahana waxee kasoo bilaaban doontaa 1980kii ..iskuxernaashaha qoyska iyo kalsoonidooda ayaa loogahadlayaa ..Kajol oo ajay garab kaheleysa waa arki doonaa sidee usoo dhaweeyaan taageerayaasha Netflix

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here