Iyada oo dhibaatada ‘Covid-19’ adduunka oo dhan uu kajiro, warshadaha filimada waa kuwa ugu daran ee saameesay. Maaddaama hoolalka shineemooyinka aan la heli karin xayeesiin badana aan lagu samee karin fagaaraha Sababtaas awgeyd

Advertisement

dhowr soo saareyaal iyo jilaayaal ayaa diyaarinaya qorshayaal lagu daawan karro filimadooda. Sonakshi Sinha ayaa kushaqeeneesay marxalada cakiran ee convid filimkeedii ugu horeeyay xiliga Convid waa (Fallen).

Reema Kagti ayaa agaasimtay taxanahi ‘Amazon Original’ ee Sonakshi Sinha ay kumatashay doorka police, . Laakiin taasi kaliya kuma eka atariishada. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya inay iyaduna saxiixday mashruuc kale oo Onlineka ah kaas oo laga daawan doono Netflix. “Waa filim lagu matalayo dhanka waxqabadka laakiin ma ahan mashruuc haween ah.

Aktarkale ayaa kala qeyb qaadan doona mashruucaan.” In kasta oo aan wax badan laga ogayn mashruuca hadana, waxaa loobadinayaa inlaga shaqa bilaabo kadib markii Sonakshi ay dhameyso shaqadeeda filmka Fillen. Waxaa la soo koobi doonaa shaqada filmka ilaa bisha Maarso 2021

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here