Yami Gautam waxay ku kasbatay ammaan badan jilitaankeedii sarkaalada sirdoonta ah filmka ‘Uri:

Advertisement

Maaddaama filimka maanta udabaal dagayo labasana guuradiisa maalinti lasaaray tiyaatarada, Yami Gautam oo filimka iyada si gaar ah oo utaabanayo. Waxay tiri, “Waxaan dareemayaa dib ufiirinta Uri maanta. Labo sano ayaa laga joogaa maanta aniga ahaanna wuxuu ii ahaa filimkan oo waxyaabo badan aniga shaqsiyadeyda jilaa ahaan daawadayaasha qaabkaa kuwajahay diyaarsanaanta jirkeyga iyo agaasimaha aanlashaqeenayay intaba Uri ayaa kufahmay

‘Uri- Filimka ‘The Surgery Strike’ wuxuu ku guuleystay dhowr abaalmarino qaran, waxaana Director ka ahaa Aditya dhar, sidoo kale waxaa jilay Vicky Kaushal, Paresh Rawal, Kirti Kulhari iyo Mohit Raina oo door muhiim ah kulahaa.

Dhanka shaqada, Yami Gautam waxee ku mashquulsantahay duubista’Bhoot Police’. Waxaa sidoo kale lagu arki doonaa Filimka Behzad Khambata ee ‘A Thursday’ iyo Maddock Films ’‘ Dasvi ’.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here