Jilaaga Saqib Ayub waxaa ugu dambeysay inuu kasoo muuqdo shaashada filimka Thugs of Hindostan iyo taxanaha webka like She ee Netflix iyo Hotstar’ sidokale waxaana hada lagu arkay MX Player taxanaha webka kasocda ee ‘The Missing Stone’.

Silamid ah hada waxaa lala xariirinayaa filimka taxanaha ah ee wadaam Vijay Sethupathi-iyo Shahid Kapoor .

Kooxda iskaleh wali kuma dhawaaqi doonaan rasmi ahaan isla hada laakiin sidii aan horey kuugu sheegnayba, taxanaha shabakadda waxaa sidoo kale ku jira Vijay Sethupathi oo door muhiim ah leh.

mashruucu waxaa laga shaqa bilaabi doonaa bisha soo socota. Mashruuca Onlineka ah waxaa lagu duubi doonaa guud ahaan Mumbai iyo Goa, laga bilaabo bisha January wuxuuna noqon doonaa sideed ama toban qaybood oo taxane ah oo la soo koobi doono ilaa March iyo April

Saqib wuxuu kuhelaayay amaan taxanaha ‘the missing stone’ waana lagu qancay doorkiisa saameynta leh ee taxanaha.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here