Tottenham ayaa dhexda kasoo gashay dagaalka loogu jiro ciyaaryahanka khadka dhexe ee Manchester United Jesse Lingard .

West Ham iyo Everton ayaa xiriir la leh Lingard si ay ugala soo wareegaan man united.

Laakiin wargayska Telegraph ayaa sheegaya in ay dhici karto in Spurs ay la soo wareegto.

Tababare Antonio Conte ayaa horay liiskiisa ugu daray weeraryahanada Ivan Perisic iyo Richarlison iyo sidoo kale Yves Bissouma .

Saxiixyada cusub ayaa sidoo kale Conte noqonaya kuwa uu macalinka wax uga qabanayo sanadkan cusub.

Wararka kale ee ku dhaafay


Source: dalkaan