Laacib kii hore ee Reer Nigeria Jay-Jay Okocha ayaa waraysi uu siinayay TV laga leeyahay Dalka Masar ku sheegay in Mo Salah ay tahay in uu ku biiro kooxda Barcelona.

“ waxaan kula talinayaa asaga in uu ku biiro kooxda Barcelona. Hadii uu ka helo dalab kaasi oo ka imaanayo dhanka horiyaal ka Laliga. Waa inuu raadiyaa tartan cusub Reds wuxuu kula guulaystay wax walba.” Ayuu yiri laacib kan

Laacib kan ayaa bandhig fiican ka sameyay horiyaal ka England tan iyo markuu uu ku soo biiray kooxda Liverpool. Asagoona u gacan galiyay Horiyaal koodi ugu horeyay ee mudo 30 sano kadib.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here