Janhvi Kapoor ayaa sanadka cusub ku bilaabi doonta duubista filimka Tamilka ah , Kolamaavu Kokila oo uu Director ka yahay Sidharth Sengupta.

Advertisement

Sida la sheegay, jilaada da ‘da yar waxee u duuli doontaa Punjab si ee ugu duubto halkaas filmka loobadalayo hindiga ee kolamaavu.

Filimka waxaa si toos ah looga shaqa bilaabi doonaa 9ka bishaan January waxaana la duubayaa 45 maalmood. Sida ku xusan warbixinnada, mashruucaan sidiisa ma ahaan doono waxbadan ayee kabdali doonaan kooxda lawareegtay haatan.

Filimkaan qeybtiisa tamilka ah Nayanthara ayaa hogaamiye ka ahayd kaasoo hada Janhvi isagoo hindi ah matali doonto. Janhvi waxee mashruucaan kumataleysaa gabar kasoo jeeda qoys dabaqada dhexe iska ah taasoo ad adeeg badan iyo karti muujineysa

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here