Italy iyo Argentina ayaa isku wajihi doona waxa loogu magacdaray “Finalissima” bisha June ka dib guulahoodii ay kala gaadheen Euro 2020 iyo Copa America.

Waxay u ahayd sanad muhiim u ah Azzurri iyo Albiceleste, maadaama ay labadooduba xilliyo dhib badan ku soo guuleesteen labada Koob.

Guusha Argentina waxa ay soo afjartay 28-sano oo aysan heysan koob weyn oo caalami ah, xilli ay ku guuldareysteen afar final oo Copa America ah iyo hal final oo Koobka Adduunka ah.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Talyaanigu kuma guuleysan horyaalnimada Yurub muddo 53 sano ah, taasoo ah farqigii ugu dheeraa abid.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan