Xalqadihii udambeyeen musalsalka Ishq Mein Marjawan2 oo ay soomalida u taqaano Godob Caashaq2 ama Jaceyl Dilaa Manoqon Karaa ayaa meel xiiso leh maraayo dhacdooyin xiiso leh ayaana lagu arkay xalqadihii dambe bal hoos kaga bogo dhowrka dhacdo ugu muhiimsan.

Ridhima waxay ogaatay in Vansh isagoo yar 4-sano xarig ah soo maray shakigeedana waxay is tustay in loo xiray maadama uu waalidked dilay hadaba Kabir oo Ridhima ku caawiyay arinkaan waxay ku dadaalayaan sidee ku ogaan lahaayen sababta Vansh loo xiray.

Advertisement

Vansh qudhiisa wuu dareensanyahay in Ridhima sirta ogaan rabto sidaa aawged guriga ayuu xabsi kaga dhigayaa inta arooskooda ka dhacaayo ileen waxay ku heshiyeen mar labaad inee is guursadaan si kaste ahaataba Kabir ayaa Ridhima caawinaayo.

Nin ayaa jiro oo usheegayo Kabir in Vansh loo xiray maadama uu gacantiisa ku dilay nin iyo naag is qabo oo lamaane ah arinkaas Kabir wuu bedelaa waxuuna Ridhima ka dhaadhacsiinaa lamaanaha uu Vansh dilay inee waalidked yihiinn isaga Kabir ah ayaana kudarsanaayo arinkaas.

Hadaba Ridhima waxay isku diyaarineysaa ine Vansh disho maadama loo sheegay inuu waalidkeed dilay halka Vansh uu doonayo in Ridhima runta usheego waxa loo sheegayna been yihiin aan ogaano marka talaabada Ridhima qaadi doonto ma waxay aaminee Kabir mise Vansh.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here