Taxanaha Ishq Mein Marjawan2 ayaa xiiso weyn yeeshtay maalmihii udambeeyeen dhacdooyin xiiso leh ayaana lagu arkay hadab dhacdooyinkaas oo sharaxan hoos kaga bogo:

Waxaan wada ogeyn in Vansh looga shakisnaa inuu isaga dilay Ridhima waalidked misane markii dambe waxuuba cadeeyay inuu isaga dilay Kabir waalidkiis balse waxaaso dhan been ayee ahaayen waayo Ishani afkeeda ayee ka sheegtay in Vansh iyada bad baadiyay darteedna wax walbo usameeyay.

Advertisement

Ridhima hadalkii Vansh ayee run umaleysay kadibna nafteeeda ayee ciqaabtay sabab la xariirta inee is tiri waxaad ka shakisay kalsoonida iyo jaceylka Vansh sikaste ahaataba miskiinta ma oga in waalidked Ishani dishay.

Laakiin Ishani qaab shil ah ayee udishay waalidka Ridhima ee kutalo gal ma ahen dhinaca kale Kabor waxuu u heystay in Vansh dilay waalidkiis balse hader waxuu ogaaday in sidaas ahen ee Ishani dishay waalidka Ridhima hadaba Kabir waxuu damcay Ridhima waxuuna rabaa inuu soo ceshto.

Oo Vansh kala soo wareego waxuuna isku diyaarinaaa inuu kasbado kalsoonida Ridhima aan aragno marka side wax udhacaan maalmaha soo socda…

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here