Edin Dzeko ayaa dhaliyay goolkii guusha iyadoo Inter ay Venezia ka gaartay guul 2-1 kulan ka dhacay San Siro.

Wiilsha Simone Inzaghi ayaa u muuqday kuwo gurigooda ku luminaya dhibco Muhiim ah markii saddexaad oo kaliya tan iyo Oktoobar 2020 laakiin Dzeko ka hortagay guuldaradaasi.

Thomas Henry ayaa hogaanka u dhiibay Venezia isagoo si fiican madax ugu dhaliyay kubad, ka hor inta uusan Nicolo Barella u barbareen Inter.

Nerazzurri ayaa qeybtii danbe ee ciyaarta cadaadis xoog leh taasi oo keentay in Dzeko madax ku dhaliyay kubad daqiiqadii 90-aad ee ciyaarta guud ahaan ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 2-1.

Inter ayaa wajihi doonta Milan derby 5-ta Febraayo ka dib fasaxa caalamiga ah. Venezia waxay isla maalintaa martigelinaysaa Napoli.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda

Ciyaaro.com Riix Halkan Ku Laabo Qeybta Hore


Source: dalkaan