Shirkadaha Warner Bros iyo Legendary Pictures ayaa si rasmi ah usoo bandhigeen goos gooska dhameestiran ee filimka weyn Hollywood-ka ah Godzilla vs Kong waana mashruuc dunida oo idil laga wada sugaayo haatana hadal heyntiisa cirka sii gashay markii goos goos heer sare ah laga soo bandhigay.

Advertisement

Filimka Godzilla vs Kong waxaa hogaamiyaal ka ah Alexander Skarsgård, Milly Bobby Brown iyo Rebecca Hall waxaana Director ka ah Adam Wingard sidoo kalena mashruucan weyn waxaa tiyaatarada laga daawan doonaa 26 Maarso 2021 waa waqtiga rasmiga ah ee dhamaan daafaha caalamka laga daawan doono sidoo kalena barta HBO Max-na Online ahaan ayaa looga daawan doonaa.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska Godzilla vs Kong dagaalka waalida ah ee labada bahal awooda badan dhex mari doono bur burka ay geesanayaan, haddaa Godzilla ma guuleesan doonaa King Kong sidoo kalena bini aadamka lagu dul dagaalamayo halkee u baxsan doonaan:

[embedded content]

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here