Taimur waxa uu noqday shaqsi ka mid ah sida dadka caanka aha iyadoo maaalin weliba ay saaxafada sawiro ay ka qaado xitaa Taimur waxa uu page ku leeyahay baraha bulshada sida facebooga iyo Instagram ka

Advertisement

Taimur kaliya hadda waxa uu jiraa hal sano iyo bar miyaad Ogtahay lacagaha ay qaadato gabadha Isaga haysaa mar walba maadaama labadiisa waalid ay xili walba ay ku mashquulsan yihiin duubista aflaamta

maadaama ay waalid u yihiin labada jilaa ee kala ah Saif ali khan iyo Kareena kapoor khan gabadha shaqaalaha ee isaga haysa waxaa lagu magacaaba Nanny

Iyadoo bishii Saif ali khan mushaar ahaan u siiya 1.5 Lakh waana qiimo xoog leh iyadoo aysan ku jirin oo ay u dheer tahay gunooyin xiliga ay safar duulitaan la galayso oo waxaa la siiya lacago dheeraad ah

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here