Qadka dhexe ee kooxda Liverpool Henderson ayaa waxaa la filaayaa in mudo dhan 6-8 asbuuc ka maqnaado garoomada.

Laacib kan ayaa maray qaliin lagu guulaystay waxayna dhakhaatirta sheegeen in aan la heli karin in muddo ah.

Henderson ayaa dhaawacan soo gaaray kulan ay kooxdiisa la ciyaaraysay kooxda ay aad ka u xifaaltamaan ee Everton.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here