Bishii Nofeembar 2018, Fox Star Studios waxay ku dhawaaqday inay heshiis seddex filim ah la saxiixatay Super Star Akshay Kumar .

Advertisement

Waxee umuuqdeen kuwa dhistay xariir balaaran ganacsi fiicana sameestay.
Filimkii ugu horreeyay ee qeyb ka ahaa iskaashigan wuxuu ahaa Mission Mangal, oo naqday filim super-hit ah 2019 . Fox iyo Akshay ayaa markaa waday mashruucoodi 2aad Laxmii. Waxaa loo qorsheeyay in laga sii daayo shineemooyinka ciidul Adxaa 2020 laakiin sababo la xiriira xirnaanshaha tiyaatarada , waxaa si toos ah u sii daaysay OTT, Disney + Hotstar, Diwaligi sanadkaan.

“Heshiiska saddexda filim waxaa la saxiixay ka dib markii Akshay Kumar iyo Fox Star Studios ee iskufahmeen inay ka wada shaqeeyaan Jolly LLB 2, mid ka mid ah hitskii ugu weynaa ee 2017 soobaxay.

Markii heshiiska la saxiixay 2018, cidina ma fileynin in istuudiyaha Fox uu ka baxayo ganacsiga oo ay la wareegi doonto Disney. waa calaamad su’aal mustaqbalka filimka seddexaad siduu naqan doono iyo cida sameen doonto.

” Waxaan u tagnay kooxda Disney si aan wax uga weydiino heshiiska la sheegay laakiin ma kahelin faallo. Khabiir ku takhasusay ganacsiga ayaa intaas ku daray, “Akshay Kumar waxaa ubalansan labada sano ee soo socota. Bachchan Pandey, Raksha Bandhan, Ram Setu, Mission Lion, Mudassar Aziz’s next, Yash Raj Films , iyo kuwakale aan lashaacin

Wuxuu dhameeyay duubista Sooryavanshi, Bellbottom, Prithviraj iyo Atrangi Re marka umabaahna mashruuca 3aad ee fox. Xitaa haddii filimkan waalasameenaa ladhaho, wuxuu udhici doonaa oo keliya bartamaha 2022 ama dhamaadka 2022. ”

Wax hadal ah kamasoo bixin Akshey kaliya hishiiska waa uu saxiixay sadaxda film labo film ayuu jilay hal film ayaana uharsan

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here