Dhaleeceenta aan dhamaadka lahayn ee Hrithik Roshan & Kangana Ranaut

Advertisement

Dagaalkan fadeexada weyn dhaliyay ayaa bilaabmay sanadkii 2016 ilaa maantana wuu socdaa, iyadoo labada jilaa ay meel fagaare ah ee kasheegeen murankooda. Dagaalkoodii caanka ahaa waxay bilaabeen markii ay soo baxeen warar xan ah oo sheegaya in labadoodu ay xiriir leeyihiin.

Hrithik kaliya ma beenin wararka la isla dhexmarayo – wuxuu si toos ah u cambaareeyay fikirka”. Dhacdooyinka taxanaha ah ee isa soo taraya ee soo raacay waxaa ka mid ahaa: Hrithik oo dharbaaxay Ranaut ka dib markii ay ugu magacdartay “doqonkeedii hore”

wareysiga; Hrithik wuxuu soo jeedinayaa qof iska dhigay asaga wuxuuna u diray in ka badan 1000 iyada; Hrithik wuxuu si aan caadi aheyn u sheegayaa in Ranaut ee qabo cudurka Asperger’s syndrome, taas oo ka dhigeysa inay waxaas ka fikirto;

Waxee qabtaa cudurada “maskaxda”. Ilaa iyo maanta, Ranaut wali waxee ku adkeysanaysaa inuu qilaaf dhexmaray iyada iyo Hrithik halka xidiga uu beeniyay.

Maxaad kuqiyaasi kartaa arinta kangana iyo Hiritick?

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here