Heeskan waa hees kamid ah heesihii ay soo codsadeen aqristayaashena, hadaba sidaan horay uxusnayba heeska xiga kan ayuu ahaa wana idiin soo turjumnay.

Halkaan hoose kaga bogo heeska oo turjuman qoraal ahaan:

Advertisement

Miraha Koowaad:

Oo priya oo priya priyaa, tumsa nahi koi priya.

Priyaayey qof kula mid ah majiro (dhanwalbe ayaa ka dhameystirantahay micnaha).

Tu Khush rahe jahaa bhi rahe, yeh mere dil ki dua.

Dunida meel walbo kajogto faraxad inaa ku noolata kugu duceyna (priya).

Miraha Labaad:

Tumko milgaya saathi pyaari ka, humse jil gya daaman yaari ka.

Adiga waxaad heshay jaceylkaadi ana waxaan waayey saxiibteydii.

Kehto bahot hai lekin garyaa aaji hai kum, teri herbal o behli mulaqaat, humko dhula yengi teri baat.

Waxbadanoo aan dhahi karay way jiraan (amaan) laakiin manta waxbaa maqan sidii hore ma ahi, kulan kii koowaad iyo xusuus walbo dhankada ah markaad iga tagto kadib wey iga ilmeysiin doonta.

Oo priya oo priya priyaa, tumsa nahi koi priya.

Priyaayey qof kula mid ah majiro (dhanwalbe ayaa ka dhameystirantahay micnaha).

Miraha Sedexaad:

Milna bijarna uskee haate hai,badna safarna khismad kii bhaati hai.

In lakulmo oo la midowo (la is guursado) wa wuxu alle qoray.

Kach badne hai hum saara karne tu yaqii.

Anagu bini’aadam ookaliya ayaan nahay adna waa inaad midaas rumeysa (in aynan wax walbo awoodin)

Dil ba le kabhi maa ne nahi naa karle tu barosa mere yaar.

Qofka jaceylka dhabta ah hayo (qalbiga wax kajeclaado) marnaba guul daro ma ogolaado ee saaxib adkeysi yeelo dulqaado.

Oo priya oo priya priyaa, tumsa nahi koi priya.

Priyaayey qof kula mid ah majiro (dhanwalbe ayaa ka dhameystirantahay micnaha).

Miraha Afaraad:

Apne dil ki baat kehne sabine, mere dil ki baat na jaane kisi ne.

Qofwalba qalbigiisa wixii kujiray ayuu ka hadlay balse aniga qalbigeyga waxa kujira qofna ma oga (cid taqaano maleh).

Tum kyaa humarai hoye koi jaani na, melti hoe bal, voh hasta huwa gal kaise bhooli baaye ki bala.

Waxaad idinka iitihiin qof yaqaano maleh, xiliyadii macaana iyo farxadii aan soo wadaagnay sideen ku ilaawa (ma iloowi doono).

Oo priya oo priya priyaa, tumsa nahi koi priya.

Priyaayey qof kula mid ah majiro (dhanwalbe ayaa ka dhameystirantahay micnaha).

[embedded content]

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here