Xalqadii hore waxaan ogeyn in Harun dhintay oo ay dishay Yaren hadaba Fusun xalqadan waxay booqanee meedka wiilkeeda halka uu yaalay waxaana loogu sheekeynaa inuu is dilay balse iyadu waxxay aaminsantahay in la dilay sikastee ahaataba waxay soo qaadanee meeydka gurigeena keynsanee.

Yaren markii la weydiiyay side wax udhaceen waxay dhahee Harun isagaa is dilay sababtoo ah Hotel-ka markaan joognay isagoo dhan nooc kale ayuu ahaa wuuna careysnaa sidaa aawged wuu iga soo tagay cabaar kadibna booliska isoo waceen iina sheegen in Harun is dilay.

Advertisement

Fusun waxxay dhahee wax tacsi ah uma baahni mana la ii ooyi karo sikastee ahaataba dadkii wey u imaanayaan markee maqlaan geerida Harun sida Miran, Reyan, Azat, Furat, Nasuh iyo Caziiza waxayna ku dhahee dhamaantiin waad mahadsanihiin iskabaxa waad ii soo tacsiyeeseen waana idinka qabaa weyna iska baxayaan Caziiza waxay Fusun usheege ineysan iyada dilin Harun.

Balse Fusun ma aamineyso arinkaas waxaana sheekada sii hurinaayo Jihan oo qorsho weyn ciyaaray waxuuna muuqaal ka duubay Mahamuud oo meydka Harun dul jooga isagoo muuqalkaas Fusu tusay waxuuna dhahay bal arag Caziiza ayaa wiikaada dishay waxayna ka adeejisay Mahamuud.

Lasoco qeybaha dhiman akhriste waa kuwa xiisahooda wataan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here