Waxaa caawa lasugayaa xalqad cusub oo taxanaha Hercai ah dhanka turkiga waana xalqada 56aad hadaba kahor xalqada waxaan idiin heynaa dhacdooyin hordhac ah oo ka turjumayaan labada goos goos ee laga soo bandhigay maxayna yihiin labada goos goos.

1-Miran iyo Reyan guri cusub ayee dageen oo ay u wareegeen waana guri qurux badan halkaaso ay doonayaan inee noloshooda iyo riyadooda ku dhameestirtaan balse jaceyl walba cadow ayuu leeyahee koodana haba ugu darnaade sidee ayee kaga bad baadi doonaa Fusun Aslanbey.

Advertisement

2-Miran iyo hooyadiis Dilshaah wey is heleen waxay mudo dheer si diidsiisaba ugu dambeyn wey aqbashay wiilkeeda hab ayeena siisay waxaana muuqata Reyan inee sabab utahay oo ay mideysiisay wiil iyo hooyadiis.

3-Harun wuu dhintay tacsi ayaana loo dhigay Fusun oo ah hooyadiis waxay wacad ku martay inee aargoosan doonto balse waxaa soo noqday Mahfuz oo Fusun oga digay ineysan waxba gaarsiinin Miran, Reyan iyo cunugee caloosha kuwado.

4-Fusun ayaa Caziiza afduubatay waxayna shil kutalo gal ah gelisay Miran oo gaari shil ah galay Fusun ayaana ka dambeysa iyadoo ku xumeyneysa Caziiza waayo waxay umaleysaa in wiilkeeda Harun ay dishay Caziiza balse Yaren ayaa dishay qoyskeeda gaar ahaan Jihan iyo Haandaan na wey qarinayaan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here