Master ayaa lagu wadaa inlagu siidaayo tiyaatarada bisha January 13. Jilaaga Vijay filimkiisa sida weyn loo wada sugayo ee Master-ka ayaa lagu wadaa inuu gaaro hoolalka shineemooyinma. Sida laga soo xigtay teaser-ka filimka,

Advertisement

Vijay wuxuu jilaa dabeecadda JD, iyo macallin kulliyad. Filimada ku saleysan kambuyuutarka, badanaa, waxaa ardayda dhibaatada u abuura macallimiinta. Laakiin, kooxda iskaleh filmka aad ayee udiyaariyeen doorka laadarnimo Vijay Sethupathi, dhanka kale, waxaa lagu arki doonaa “si aan macquul ahayn” door laadarnimo midii ugu sareesay

Waxaa Director ka ah Lokesh Kanagara, waxaana filimkan wada jilaya Malavika Mohanan, Arjun Das, Andrea Jeremiah iyo Shanthanu Bhagyaraj, waxaana soo saare ka ah XB Film Creators iyo Seven Screen Studios. 13-ka January ayaa lagu wadaa in lagu sii daayo tiyaataradaTamil, isagoo af Hindi ah ayaa furmi doona 14-ka January. Master waxaa horey loo qorsheeyay inlagu sii daayo aduunka oo dhan bisha Abriil 2020,

laakiin dib ayaa loo dhigay sababo la xiriira faafitaanka coronavirus, In kasta oo ay jireen dalabyo qaali ah oo ka imanayay xarumaha ganacsi ee hoggaanka u ah OTT,barta onlineka haddana soosaarayaasha ayaa aad ugu baahnaa sii deynta masraxa, sii deynta shineemooyinka ee Master- ayaa la filayaa inay ka saarto mugdiga boxofficeka oo dhawaanahaanba shaqeynin .

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here