Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara kooxda chelsea ee Hakim Ziyech ayaa ku dhibtooday sidii uu uga soo bixi lahaa Safka hore ee Chelsea

Xiddiga reer Morocco ayaa dhaliyay goolal muhiim ah oo uu u dhaliyay Blues, laakiin waxa uu ku guul daraystay in uu boos joogto ah ka helo inta badan wakhtigiisa Galbeedka London.

Calciomercato ayaa sheegtay in AC Milan ay shaaca ka qaaday inay xiiseyneyso adeegiisa, waxaana laga yaabaa inay dalab ka gudbiso toddobaadyada soo socda.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Xidigan ayaa kamid ah Xidigaha Kooxda ee loo badinayo inay ka tagayaan Blues Bisha January marka uu furmo Suuqa.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan