Jacqueline oo shaqeenee hadaa aragto halayaabin waayo xiligaan lajoogo dooqa 1aad ayee kagajirta badanaa filimada …mashquulkeeda oo badan awgii markaan waxaa qeyb looga dhigayaa mashruuca uu agaasimayo lakshya Raj

Advertisement

Johan abrham ayaa higaaminaya filmka xili goor horaba lasheegay inee Rekul ee atariisho katahay walow sheekada filmka wali lasoo bandhigin waxaa laleeyahy Jacquel kama foga inee kamid naqato filmkaan

Jacqueline Fernandez filimo badan ayee gacanta kuheesataa sanadka 2021. Waxay qarka u saaran tahay inay door muhiim ah ka ciyaarto Lakshya Raj Anand filimkiisa soo socda ee ‘Attack’ oo ay wada jilayaan John Abraham iyo Rakul Preet Singh .

Marka taa laga reebo filmkaas, waxaa lagu arki doonaa filimka ‘Kick 2’ oo ay la wado Salman Khan. Jacqueline sidoo kale waa qeyb kamid ah majaajillada soo socota ee ‘Bhoot Police’ oo ay lajileyso Saif Ali Khan iyo Arjun Kapoor oo hogaamiye ka ah. Waxay leedahay labo filim oo kale oo saf ah – ‘Bachchan Pandey’ iyo ‘Cirkus’.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here