Jilaaga Sanjay dut oo inbadan ee wada sugayeen dhamaan kooxda filmka KGF Chabter2 ayaa dib usoo laabtay, Kadib xanuuno isugu tagay halyeyga wuu kasoo bogsaday

Advertisement

Kaliya maahan inuu la dagaallamay jirrada uu qabay, daaweyntiisa ka dib wuxuu isla markiiba u cararay Bengalur si uu ugu biiro shaqaalaha KGF 2 oo sugayay inee kaduubaan ficillada xiisaha leh ee ugu dambeeya filmka kaasoo ee kuwada jiraan Dutt iyo Yash.

Goobjooge ka tirsan shaqaalaha ayaa yiri, “Walaacayaga ugu weyni wuxuu ahaa caafimaadka Mr. Dutt. Waxaan dooneynay inuu ku shaqeeyo jawi aamin ah. Yash iyo agaasime Prashanth Neel ayaa soo jeediyay in mr Dutt qeybtiisa loofududeeyo dhibkana laga ilaaliyo. Laakiin isagu ma ogola wax fududees ah.

‘Ha i caayin adoo iisheegaya inaanan awood u lahayn inaan sameeyo muuqaalada Awooda lagarabo. Ayuu yiri sanjay Waxaan u samayn doonaa sida saxda oo uqoray Filmka qoraaga, wax tanaasul ah marabo, khiyaamo la’aan ayaa usamee soonaa ficilada la igarabo ‘Wuxuu sii waday inuu sameeyo ficilada kaligiis, xitaa kuwa halista badan wuu diiday inlacaawiyo. Si fiican ayuu u sameeyay ficilkii lagarabay.

” Rasaasta dhamaadka filmka loogu talagalay ee dutt laguridaayay waxaa ka buuxay boor badan. “Yash wuxuu soo jeediyay in Dutt booskiisa laga nadiifiyo siigada oo si sax ah loo nadiifiyo kahor duubis kasta. Laakiin Dutt wuu diiday. Wuxuu yidhi, ‘Sidee ayey u ekaan doontaa shaashadda haddii xabbadaha la nadiifiyo? Daawadayaashu aad bay xarfaan u yihiin.

“waa hadaladi lagasoo xigtay xubin kamid ah shaqaalaha KGF. Qeybta KGF2 waxaa si aad ah ula dhacay Sanjay Dutt. Yash wuxuu u sheegay , sanjay “Waa halgamaa, geesi nolosha dhabta ah.”

KGF Ayaa lasugayaa Goosgooskiisa inlasoo bandhigo Bisha Dhalaneesa dhawaan isbuuca 1aad

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here