Photo/Sun

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa furmay 1-dii Janaayo ee wuxuuna xirmayaa 31-ka 11-ka habeenimo.

Naadiyadu waxay awood u yeelan doonaan inay la soo saxiixdaan oo ay iibiyaan ciyaartoy inta lagu jiro wakhtigaas.

Kooxaha Qaarkood ayaa Sameenaya Saxiixyo Amaah ah halka kuwa kale Xidigaha ay doonayaan ay la gaarayaan Heshiis si xiliga Kuleelaha ay toos ula wareegaan.

Wararka Kale ee Xiisaha Badan

Warbaahinta Ciyaaro.com oo diirada saarta Suuqa kala iibsiga ayaa idin soo tabineysa Ciyaaraha iyadoo bishan aan dib u soo celineyno Warbixinta Maxaa ku soo kordhay kooxdaada oo aan kooxaha qaarkood uga hadalno dhanka suuqa.

Ciyaaro.com waxay sidoo kale idin soo tabineysa Wararka Suuqa Ciyaaraha labo mar Habeenki iyo Maalinta kuwaasi oo joogta ah.

Fadlan Tuko Salaada Hadii la Gaaray Waqtigeeda


Source: dalkaan