Goosgooska laga soo bandhigay xalqada 44aad ee taxana Kurulus Osman waxaa nalagu tusay soo laabashada Goktug, kaasoo horay Osman Bey qabiilka uga ceyriyay.

Goktug oo kahor inta aanan la ceyrinin ahaa abaanduulaha ciidanka Osman Ghazi ayaa xilka laga qaaday deegaankana laga ceyriyay kadib dayacaadii uu sameeyay markuu baxsanaayau Falatiyuus.

Lama oga in ay tahay taatiko Osman iyo Goktug isla ogyihiin balse taxanaha goosgooskiisa waxaa nalagu tusay Goktug oo dib usoo laabtay asigoo burcad ah kana howlgalaya dhanka duurka asogoona Dargun ay la socoto waxayna dhac u geysanayaan safareyda Biisandiyiinta.

Hadaba akhristow hadii aad kamid tahay asxaabta la socoto taxanahaan makula tahay in Goltug uu khiyaanay Osman Bey mise waa kaarto asiga iyo Osman isla ogyihiin?

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here