Taxanahan oo afkiisa Soomaaliga aad u taqaanaan Qofu Lunsaday Caashaqa ayaa meel xiiso leh maraayo hadaba dhacdooyinkii udambeyeen oo qoraal ah fadlan hoos kaga bogo..

Sai ayaa jeclaatay Virat sido kale Virat asna wuu jeclaaday gabadhan balse marwalba waxaa daba taagan qoyskiisa oo gabadhan neceb waxayna ka jecel yihiin Pakhi hadaba Pakhi wali waxay jeceshahay Virat inkastoo uu dumaashiged yahay.

Advertisement

Pakhi waxay dooneysaa inee aado xafiiskii ninkeeda Samrat si warqado halkaas laga rabo ay uqaado waxaana raacaya Virat qorshaheeda waxuu yahay inte safarka ku maqan yihiin ine Virat jecelkeeda usheegato balse Virat waxuu jecel yahay Sai waxuuna ka codsanaa inee raacdo iyadana wey ogolaane.

Pakhi marke maqasho in Sai iyadana baxeyso ayse tikit-keeda jeex jeexe maseer aawgiis waxayna dhahee meelna uma socdi aniga hadaba Virat iyo Sai iyagana wey iska joogayaan dhinaca kale Sai arin jale ayee dooneysa inee xaliso.

Arinkaaso ah ine ka salgaarto Devyana ni keeda cida uu yahay waxayna kaga shakisan tahay inuu yahay ninka lagu magacaaba ee Dr.Pulkit ee jaamacade dhigato macalin ka ah isaga qudhiisa shaki ayaa kaga jiro ine Sai iyo Devyani is yaqaanaan.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here