Xalqadihii udambyeen musalsalkaan oo aad u taqaanaan Qofu Lunsaday Caashaqa ayaa ahaayeen kuwa xiiso leh dhacdooyiinkooda oo koobaan hoos kaga bogo hadii aad rabto iyagoo faah faahsana kanaalkeena Filimside Media ayaad kaga bogan kartaa maalin walba ayuunna kasoo galaa.

Sai waxay dareensantahay in dhaqtar Pulkit yahay ninkii qabi jiray gabadha Devyani ah sidaa aawged waxay rabtaa inee hubsato gurigiisana booqato balse qoyska ayaa ka hor imaanayaan oo uu ugu horeeyo Virat.

Advertisement

Virat wuxuu doonayey inuu tir tiro mugdiga isaga iyo Sai kadhex dilaacay waxuuna rabay inuu magaalada uwado ayna kasoo wada cunteyaan balse Sai qorsho kale ayee leedahay kadib Virat markuu ogaado macalinkeeda gurigiisa inee usocoto wuu maseeraa.

Waxuuna go’aansanaa inuusan fasaxin heer uu gacanteeda kudhago dadkii yaab Sai inee baxdo waa loo diiday balse xoog ayee ku baxee kadib markee indhaha ushidato qoyska Virat iyo isagaba qudhiisaba waxayna xusuusine inuusan amri karin guurkoodana heshiis ahaa.

Sai nasiib xumo iyadoo sifiican usoo hubsanin ayee kasoo tagee guriga Pulkit waayo waxay umaleysa ainuu xaasle yahay caruurna dhalay waxayse ogaane inuu Devyani jeclaa ayna horey isku guursadeen, Pakkhi waxay isku dayday inee Sai dhibto balse iyada ayaa cashir lama ilaawan ah loo dhigay.

Sai waxaa loo diiday inee wax cunto oo Virat ayaa udiiday isagoo rabo inuu ciqaabo maadama qoyska ay sixun ula dhaqantay balse iyada waxay go’aansanee inee gurigiisa ka tago xili isagan uu jecel yahay balse uu rabay ine qaladkeeda qaadato hadaba Sai ma bixi doontaa mise wey joogee marke dareento jaceylka Virat.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here