Mid kamid ag Fadeexooyinkii ugu waaweynaa bollywood PART 8….

Advertisement

Sanadkii 2011, duubis teleefoon qarsoodi ah oo udhaxeyay Aktarada Bollywood Bipasha Basu iyo siyaasiga Amar Singh ayaa naqday fadeexadii ugu weeneyd. Iyadoo sii xoojisay arintaas Siriqdi dumarka.

sida la sheegay atariishada ayaa wacday Singh waxayna kadalbatay kulan iskutag sariir ah. Siyaasiga, oo iyada ugu yeeray xiliga codka laga dhageesanaayay “Bips”, wuxuu uga mahadceliyay inee usoo baahatay laakiin waxuu xasuusiyay inuu “nin da ‘ah yahay”.

Bips ayaa tiri”da’da waxba kuma jabna”, isla markiiba waxaa isbadalay codka siyaasigii hore ee hogaamin jiray xisbiga Samajwadi Party, sida warka lagufaafiyay waxaa laleeyahay “da’da waxay ka hadlaysaa lugaha dhexdooda. Da da ayaa igahor istaageysa ayuu yiri.,Bips ayaa qosol ladhacday .

Markii cajaladaha codkooda oo laduubay laga sii daayay fagaaraha, Bipasha oo aad u careysan ayaa beenisay dhamaan eedeymaha waxayna ku xujeysay qof walba inuu cadeeyo inay iyada ku jirto cajaladaha aan kula hadlayo Singh.

Source: dalkaan.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here